关于我们Drivers Union

KALIGAA GAARI HAWADIN

Ururka wadayaasha APP waa halkan

 

司机-工会_照片.jpg

西雅图的 Uber 和 Lyft 运营商正在为西雅图市的出租车司机提供服务:

  • Fasaxa jirada ee la siiyo darawalada Magaalada Seattle -shaqaalihii ugu horeeyay ee dalka ka shaqeeya oo heli kara maalmo jiro oo mushaari ah- sidaa drteed qasab ma'ahan darawalada ay aadan shaqo iyagoo xanuunsan inta lagu jiro cudurka faafa ee COVID-19。
  • Seatle Waxay hogaamisaa cadaalad u raadinta dhanka mushaar bixinta wadanka oo dhan, iyadoo hubinaysa in darawaladu kasbadaan mushaar nololeed kufilan Kharshkooda kadib.
  • Waa shaqaalaha wadanka ugu horreeya oo laga difaaco shaqo-joojin aan cadaalad ahayn iyo samaynta xarun lagu taageero darawallada isticmaalo app-ka。

RIIX HALKAN SI AAD U OGAATO XUQUUQDAADA

WAXAA NAHAY/UTAAGANAHAY/MATALNO

达拉瓦拉达乌尔卡-华盛顿(Ururka Darawalada waa codka Washington ee in ka badan 30,000 oo darwaliin ah kuwaas oo katirsan Uber iyo Lyft)。在西雅图,Uber 和 Lyft 在华盛顿的运营成本为 3 万美元。14 luuqadood oo kala duwan ayay ku hadlaan shaqaalaha ururka darawaliinta.

RIIX HALKAN SI AAD U OGAATO XUQUUQDAADA

从 2021 年起,Ururka Darawalada 将在优步(Uber)和 Lyft(Lyft)的帮助下,在全国范围内开展业务活动,包括提供服务(matalaad)、提供信息(wacyigelin)、提供服务(waxbarasho)和提供广告(adeegyo kale)。Ilaa hadda waxaan gaarnay:

  • 17 003 xiriir oo lala yeeshay darawalada iyadoo lasiiyay waxbarashada ku saabsan guulihii dhawaa, adeegyada taageerada, iyo agabka
  • 327 dhacdo oo wacyigelin ahoo isku xirta darawallada tallaallada, PPE, faa'iidooyinka, iyo ogolaanshaha kaalmada
  • 1 806 Tababaro ku saabsan "Ogow Xuquuqdaada"oo loo qabtay darawalada iyadoon loo eegin xubinnimada darawalka ee ururka.
  • 4 658 darawalo ayaa galay Xarunta Kheyraadka Darawalada
  • 976 shaqo joojin aan cadaalad ahayn ayaa la aqoonsaday
  • 276 akoonnada darawallada ayaa dib loo hawlgeliyay si ay u soo celiyaan ilo dakhli iyo xasillooni maaliyadeed!

获得更新